WARARKA Dhakhaatiirta Degmada Dhoobley oo bulshada uga digay Caafimaad Darrada ka Dhalan karta Hurda la’aanta joogtada ah By admin - October 6, 2022 0 232 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhakhaatiirta ka howl gala xaruumaha caafimaad ee ku yaala magaalada dhoobley ayaa kawarbixiyay waxa keena hurda la’aanta iyo dhibaatooyinka laga dhaxli karo. Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/warka-khadar-Qaar-kamid-ah-dhakhaatiirta-oo-bulshada-uga-digay-saamayn-ka-dhalata-hurdo-laaanta.mp3