Dhakhaatiirta Caafimaadka oo ka digaya inay bulshadu isu timaaddo sababo la xidhiidha inuu soo laba kacleeyo Covid-19

0
195

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Iyadoo dunida oo dhan laga wada digayo isku imaatinka sababa laxariira caabuq sidaha corona, Dhaqaatiirta iyo Wasaaradda Caafimadka ayaa sidoo kale ku baaqayaan in la yareeyo tagitaanka goobaha makhaayadaha, inta badan Umadda Somaliyeed ayaan ku baraarugsaneyn isku imaatinka dhibaatada laga dhaxli karo.

Hay’adda caafimadka dunida, WHO ayaa rumeysan in la joogo waqtigii dowladaha iyo deeq bixiyayaasha looga baahanaa in ay dareenkooda u weeciyaan walaaca ku aaddan soo laba kacleynta corona.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa Warbixintan faahfaahinaya