Dhaaqtiirta Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay astaamaha lagu garto cudarka Kansarka

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah bulshada ku nool Kismaayo ayaa waxay la xanuusan yihiin cuduro badan oo ay kamid yahay xanuunka Kansarka, taaso ay qaarkooda bulshada la dhibaataysan yihiin waxayna dhaqatiirta ugu baaqeen inay baaritaano sameyaan marka ay isku arkaan calaamadaha kansarka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya