Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Guddiga Qaran ee xakamaynta xanuunka COVID-19 ayaa xalay ku qabsoomay Aadala ( ZOOMKA) waxaana Guddoomiyey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar).
Shirka ayaa looga hadlay ka hortagga, la tacaalidda cudurka Corona Virus iyo sidii agab xanuunka lagula tacaalo loo gaarsiin lahaa xarumaha caafimaadka ee Dowlad-gobolleedyada.
Shirka oo habeen walba la qabto ayaa waxaa uu kusoo aaday xilli uu Soomaliya gaar ahan magaalada Muqdisho kusoo laba kacleeyay cudurka, isla markaana la diiwaanegliyay kiisas farabadan