Dekedda Kismaayo oo laga daah-furay kambani keeni doona Markab nooca kunteenarada qaada ah

0
85
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowladda mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo uu weheliyo Maareeyaha Dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan Guuleed ayaa maanta xarigga kajaray kambaniga Somlink iyo Markabkooda Sahra1 oo ah Markab qaada kunteenarada badeecadaha kala duwan lagu soo qaado kaas oo hadda wixii ka dambeeya Dekedda Kismaayo ka shaqo bilaabaya.
Munaasabadda daah-furka bilaabidda howlaha shaqo ee Somlink iyo Markabka Sahra1 waxaa kaso qeyb galay qeybaha kala duwan ee Shaqaalaha Dekedda Kismaayo iyo xubno kasocday ganacsatada deegaanada Jubbaland gaar ahaan degmada Kismaayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya