Dekedda Kismaayo oo Fursado Shaqo u abuurtay Kumanaan Muruq Maal ah oo ku nool.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dekadda Kismaayo oo kamid ah ilaha dhaqala ee Jubbaland ayaa waxaa si joogto ah uga shaqeeya dhalinyaro badan oo muruqmaal ah. Inkasta oo ay shaqadu tahay mid adag, oo xamaali ah haddana waxay u arkaan fursad noloshooda wax ka beddeshay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa