Degmada Xudur oo laga Mamnuucay Isticmaalka Mooto laba lugaaleyda.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shir Jaraa’id oo ka qabtay xafiiskiisa Taliyaha saldhiga degamada xudur ayaa awaamiir kasoo saaray mooto fekonta habeenkii ka shaqeysa Degmada. si loo yareeyo saxmada iyo jaamka ka jira wadooyinka Magaalada habeenkii mooto fekonta kuwaas ayaa ku soo badanaysa magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bokool, taasi oo ah dhibaato ay inta badan kala kulmaan Haweenka ku safro kuwaas oo wada Carruur yar yar.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya