Degmada Waajid Oo Horumaro ka sameyneysa dhinaca Waxbarashada.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada waxay Fura u tahay nolosha Aadanaha waxayna kaalin weyn ka qaadataa Horumarinta Bulshooyinka, Hadii aysan jirin Waxbarasho waxaa dib u dhaca Waxkasta oo Horumar ah oo la gaari lahaa

Degmada Waajid waxay kamid tahay Degmooyinka ay adagtahay in la gaarsiiyo adeegyada bulshada dhaqsi horumar gaarsiin kara sidaa oo ay tahay hadana waxay Degmada Horumaro ka sameyneysaa dhinaca Waxbarashada sanadihii la soo dhaafey iyadoo Deegaanka ku soo badanayaan Goobaha waxbarashada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya