Degmada Marka oo laga daah-furay barnamijka tirakoobka bulshada Degmadaasi.

0
25

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Amniga KGS oo ay Wahelinayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha KG, Guddoomiyaha Gobalka Shebellaha Hoose, ku xigeenadiisa iyo Maamulka Degmada Marka ayaa si wada jir ah u daah furay Barnaamijka Darseenta iyo Tirakoobka Bulshada Degmadaasi.

Barnaamijkan ayaa lagu Tirakoobki doonaa Dadka iyo Guryaha si loo xaqiijo Amniga Guud ee Gobalka Shebellaha Hoose.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya