Degmada Kismaayo oo lagu qabtay munaasabad lagu daahfurtay ansixinta qorshaha Horumarinta Afmadow

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u hesiisiinta Jubbaland mudane Cabdiwaaxid Maxamed Dhaqane ayaa Magaalada Kismaayo ku daah-furay munaasabadda lagu ansixinayay Qorshaha hormarinta Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qayab galay Maamulka Gobolka Jubbada Hoose, Ururda bulshada qaybaheeda kala duwan iyo marti sharaf kale oo la casuumay.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Jubbada Hoose Faadumo Aaden Kateela ayaa sheegtay in Degmada Afmadow ay tahay Hooyada Jubbaland islamarkaana ay muhiim tahay in laga tashado sidii loo Horumarin lahaa adegyada Muhiimka u ah bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya