Degmada Guriceel oo laga bilaabay qorshaha xog aruurinta naqshadaynta Magaladaas.

0
72

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Guriceel ee gobolka galgaduud ayaa si rasmi ah looga Bilaabay qorshaha xog aruurinta barnaamijka Naqshadaynta Magaalada waxana iska kaashanaaya barnaamijkan maamulka Degmada Guriceel iyo Campy Damal
Qorshaha barnaamijkan ayaa ujeedkisu yaha sidii Magalada luugu sameyn laha naqashadayn wanagsan.

Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macalin ayaa sheegey inay ka maamul ahaan ka qaadan doonan kaalin muhiim ah qorshaha Naqshadeyta Degmada Guriceel ee gobolka galgaduud.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa