Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Doolow Maxamed Xuseen Cabdi iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Dowladda Jubbaland Ayaanle Xuseen Maxamed ayaa Degmada Doolow ka daahfuray Kulanka latashiga Diyaarinta Siyaasadda Leexinta Gargaarka ee Jubbaland.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Maamulka Degmada Doolow, Haweenka iyo Hay’addaha ka shaqeya arimaha Gaargarka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya