Degmada Doolow oo Haweenka marwo caafimaad looga dahfuray tababar 45-maalmood socon doona

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa Degmada Doolow ka daah furtay Tababar socon doona mudo 45 maalmood ah oo la siin doono Dumarka ka shaqeeya Mashruuca Marwo Caafimaad.

waxaa daah furay Barnaamijkan Guddomiye kuxigeenka amniga iyo Siyaasada Degmada Doolow Aadan Bare Ali oo ay wehelinayaan Agaasimaha isbitaalka Trocaire Doolow Abdirisaq Colaad iyo Gudoomiyaha Ururka haweenka Doolow Hibo xassan xashi.

Barnaamijka Marwo caafimaad ayaa waxaa ka faiideysan doona dumar leh xirfaad caafimaad si ay uga qayb qaataan caafimaadka hooyada iyo caruurta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya