Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkii afaraad oo ay soo agaasintay hayada coopi oo qeyb ka ah dalada somreb ayaa lagu qabtay degmada doolow ee gobolka gedo.
Tababarkan ayaa ahaa sidii xal waara looga heli lahaa xoola dhaqato beeraleyda iyadoo loo maraayo bangiyo islaami oo ceymis ah lagana garab siinayo sidii keyd dhaqaale ay u sameysan lahaayeen xilliyada ay dhacaan abaaraha iyo fatahaadaha.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya