Degmada Dhoobley oo siweyn looga Ciiday munaasabada ciid-ul-fitriga.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maanta oo Axad  ah ayaa waxaa siweyn looga Ciiday dalal badan oo kamid ah Caalamka oo ay ku jirto Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho Maamul Goboleedyada dalka ayaa Maanta siweyn looga ciidayaa, iyada oo Goobo fagaaro ah iyo masaajida ay Bulshada Soomaaliyeed ku dukanayaan Salaada Ciidul Fidriga.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kamid ah Melaha sida weyn looga ciiday taasi oo Salaada Ciidul fidriga lagu oogay Barxada Magaalada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa