Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaraada gargaarka Maareynta iyo musibooyinka dowlad goboledka jubbaland oo u kuurgaleysay xaalada abaaraha dalka ku dhuftay ayaa waaxda wasaaradda gargaarka mareynta musibooyinka dowlada goboledka jubbaland qeybtooda degmada dhoobley iskugu yeeren kulan dag dag ah Hay’addaha ka howlgala degmada dhoobley.
kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa waxqabadaka hay’adaha iyo xaladaha abaarta bahasan ee kajirta deeganada jubbaland sidii aragtii mideysan looga yeelan lahaa iyo isla xiisabtan dhab ah oo dhaxmara hay’adaha iyo wasaaradda.
Degmada dhoobley iyo tulooyinka ku gidaaman ayaa kamid ah meelaha ay sida weyn u sameysay abaaraha dalka ka jira.waxana kulanka is xoog wareysiga wasaaradda iyo hay’adaha goob joogyaal ka ahaa isuduwaha wasaaradda gargaarka mareynta iyo musibooyinka jubaland Abdi Malik Budul.
Aagasime waxeedka qorshynta wasaaradda gargaarka mareynta iyo musibooyinka Maxamed Abdi Ahmed Aagasime Waxeedka dabagalka wasaradaha gargaarka mareynyta iyo musiibooyinka Abdi Xassan Duqa degmada Afmadow iyo dhaman hay’adaha ka howlgala degmada dhoobley.is xoog wareysii dhere kadib waxa u geedka kulanka kawarbixiyeey Aagsime waxeedka qorsheenta Maxamed Abdi Axmed.cod
Dhankiisa isku duwaha wasaradda gargaarka maareynta musibooyinka Abdimalik Budul ayaa kawarbixiyey kulanka ay la yeeshen hay’adaha ka howlgala degmada dhoobley waxana uu fareey hay’addaha sidi ay u dardar galin lahayeen shaqooyinka dadka tabaleysan ee kuso barakacyey kamamka dowlada ka hirgalisey deegmada dhoobley.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa