Degmada Dhoobley oo ay kusoo badanayaan Haweenka wax ka barta Goobaha lagu barto Farsamada gacanta.

0
259

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Farsamada Gacanta Haweenka ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay gacanta ku hayso hay’adda Alight ayaa waxa wax ku barta in kabadan 180 dumar ah kuwaaso goobtaasi ku barta qeybaha kala duwan ee farsamada gacanta.

Faadumo Cabdi oo ah macalimada wax ka dhigta Xaruunta farsamada gacanta Haweenka ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixisay waxyaabaha ay dumarka goobtaasi ku baraan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa