Degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo oo laga hirgaliyay xarun caafimaad.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ayaa laga hirgaliyay xarun caafimaad oo gaar loo leeyhay taasi oo wax badan ka tari doonta baahiyaha Caafimad ee ka jiray Degmada.

Maamulka Isbitaalka ayaa kawarbixiyay Isbitaalkan iyo waxyaabaha uu qaban doono iyo sido kale adeegyada ay soo kordhiyeen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya