Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool waxaa ka socda Horumaro Waxbarasho taasi ay Bulshada ku dhiiradeen in ay Aadaan goobaha waxbarshada, waxaana Degmada ku yaalaan 13 Iskuul oo ah Hoose iyo Dhexe ah halka mid ka mid ah uu yahay Dugsiga Sare.
Maxamed Sheekh Xuseen oo ah Guddoomiyaha Waxbarshada Degmada Ceelbarde oo wareysi siinayay Warbaahinta ayaa sheegey in ay Degmada sameynayso Isbadelo dhinaca Waxbarshada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya
Audio Player