Degmada Cadakibir oo ka soo kabanaya Burburkii soo gaarey Kaabayaasha Bulshada.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamuka Magaalada Cadakibir ee gobolka Galgaduud ayaa sheegey in Magaalada oo ku jirta oo kabasho dhan walba ah ay hada u baahan tahay Adeegyada Bulshada Sida Caafimaad , Waxbarashada iyo Biyaha oo Magaalada ay dadkeeda tabeen.

Gudoomiye kuxigeenka Cadakibir Cabdikariin Maxamed Dhega taag ayaa sheegey in Deegaanka bulshadeeda ay u baahanyihiin Helitaanka Iskuulada Waxbarashaa iyo xarumo Caafimaad oo Bulashada loogu Adeegaayo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa