Degmada Cadaado oo laga dhagax dhigay Iskuul wax lagu bari doono danyarta iyo naafada

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa Magaalada Cadaado ka Dhagax dhigtay Iskuul wax lagu bari doono Danyarta Naafada.

Iskuulkan oo ah mid ku shaqeyn doona Manhaj Waxbarasho Caalami ah ayaa wax lagu bari doonaa ilaa Todoba boqol oo Arday oo ka kooban Danyar, Naafo iyo Agoon.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya