Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug Mudane Maxamed Maxamuud Cilmi, iyo qaar ka mid ah howl-wadeennada wasaaradda, oo ay weheliyaan Maamulka Degmada Cadaado, ayaa dhagax dhigay iskuulka gabdhaha ee Degmada Caadaado.
Iskuulkan oo loo dhisayo qaab casri aha yaa hirgelintiisa iska kaashanayaan Wasaaradaha Waxbarashada ee heer federaal iyo heer dowlad-goboleed.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya