Degmada Caabudwaaq oo laga hirgaliyay Iskuul Lugu Dhisay is-xilqaan Bulsho.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay wehelinayaan Wasiirada Caafimaad iyo Arimaha gudaha ee Galmudug ayaa xadhig ka jaray mid kamid ah Iskuulada lagu dhisay Isku tashi Bulsho kaasi oo dhankeeda ay Dowladu ka qeyb qaadatay.

Bulshada xaafada Farjano ee Degmada Caabudwaaq oo iskuulan 2020 ku bilowday si isxilqaan ah ayaa iyago kaashanaya Qurbo joogta ka soo jeeda xaafadan ku guuleytay dhameystirkiisa.

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaana Haatan qaadaneysa Dhanka taageerada Man hajka Macalimiinta iyo Qabeynta Iskuulka.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya