Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Beledxaawo ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tartan ciyaareed loogu magac daray Tartanka is-dhexgalka bulshada iyadoo loo maraayo ciyaaraha.
Tartankan oo u dhaxeeyey 16 naadi oo ka tirsan kooxaha heerka koowaad ee degmada Beledxaawo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey xiriirka kubadda cagta ee degmada, waxaana maalgalinaysay Hay’adda Saado.
Gabagabada tartanka ayaa waxaa ciyaarta kama dambeysta ah ay dhex ku martay naadiyada kala ah Dhabad iyo Booc-Booc waxayna guusha gool ku laad ku raacday Naadiga Booc-Booc.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya