Degmada Beledxaawo Oo Laga dhisayo Garoon Diyaaradeed.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhismaha garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonta degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa maamulka degmada Baledxaawo faray in ay qorsheeyaan halka ku haboon garoonka muddo 14 maalmo gudahooda iyadoona maalmahaasi gudahooda ku sheegay in lagu dhagax dhigo doono.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa