Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda kalluumeysiga dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa degmada Balcad ee gobolka Shableeha dhexe ka daah-furtay bandhigga wax soo saarka xeebaha.
Agasimaha guud ee wasarada Kalluumeysiga Hirshabeelle Nur siyaad gacal ayaa kawarbixiyay muhiimmadda ay leedahay waxsoo saarka xeebaha dalka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa