Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ka daah-furtay tababar ku saabsanaa ka talabixinta Xeerka Xuquuqda Naafada iyo Xeerka mamnuucidda gudniinka fircooniga.
Munaasabadda daah-furka tababarka waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Gedo, kan degmada Baardheere ee gobolka Gedo, Odayaasha dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Ururka Naafada Degmada.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya