Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Magaalada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose oo kamid ah magaalooyinka ugu faca wayn dalkeenna Soomaaliya ayaa laga dareemayay sanadihii danbe hormar dhanka dhismaha ah oo ay magaaladu ku tallaabsanayso taasi oo dadka deegaanku xoogga saarayeen.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya