Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlada Jubbland oo uu waheliyo Gudoomoyaha degamda Baladxaawo ayaa dhagax dhigay xafiiska Wasaarada waxbarashada ay ku yeelan doonto degamda.
Gudoomiyaha degmada baladxawo iyo masuuliyiinta goob jooga ka ahayd munaasabada dhagax dhiga ayaa bogaadiyay shaqooyinka wasaarada ay ka wado gobolka gedo.
Xafiiskan oo muhiim u ah u adeegida bulshada dhanka waxbarashada ayaa dhawaan laga hirgalinayaa degmada baladxawe ee gobolka gedo.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya