Degaanka Juula gobolka Jubbada Hoose oo laga dhagax-dhigay isbitaal.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlada Jubbaland oo maalmahan howlo Shaqo u joogay Deegaanada Dhaca Xeebaha Magaalada Kismaayo ayaa Deegaanka Juula waxa ay ka dhagax dhigeen Isbitaalka uu Deegaanka Juula yeelan doono iyadoo Dhismaha Isbitaalka ay ka qeyb qaadan doonaan Qurba Joogta Deegaanka Juula ee Dhaca Koonfurta Magaalada kismayo.

Qaar kamid ah Dadka Deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa soo dhaweyay Wafdiga iyago sheegay in Isbitaalku uu ku yimid isku tashi Bulsho ayna inta dhiman ka sugayaan in Dowlada Jubbaland Dhameystirto.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya