DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka Champions League Oo La Shaaciyay.

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa si Rasmi ah loo soo afjaray kulamadii wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Kaliya 4 kooxood ayaa isugu soo hadhay wareega Semi-final-ka tartanka champions League kadib kulamadii la ciyaaray todobaadkan.

Kooxda Arsenal ayaa ka yaabsatay kooxda difaacanaysa tartanka kana reebtay kadib kulan xiiso lahaa.

Dhinaca kale Inter ayaa reebtay Bayern Munich iskana xaadirisay wareega Semi-final-ka tartanka.

Barcelona Iyo PSG ayaa ka kala badiyay Dortmund Iyo Aston Villa iskana xaadiriyay Semi-final-ka champions League.

Kadib dhamaadka kulamada 8 dhamaadka waxa la ogaaday sida ay kooxaha 4-ta ah ee hadhay iskula ciyaari doonaan wareega xiga.

Halkan kaga bogo isku aadka Semi-final-ka champions League.

Arsenal Vs PSG

Barcelona Vs Inter Milan.