DEG-DEG: Isku Aadka Cusub Ee Champions League Oo La Soo Saaray.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo saaray isku aadka Wareega Heerka Legue-ga ee tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Taariikh ayaa laga sameeyay isku aadka iyada oo qaab aan horay loo arkin loo sameeyay isku aadka champions League.

Kooxda Bayern Munich ayaa la ciyaari doonta kooxo ay ku jiraan PSG, Barcelona iyo Aston Villa.

Kooxda Inter ayaa la ciyaari doonta kooxaha Man City iyo Arsenal heerka League.

Man City ayaa la ciyaari doonta kooxo ay ka mid yihiin PSG iyo Inter Milan.

Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxaha Real Madrid, Leverkusen iyo Ac Milan

Halkan Kaga Bogo Sida ay isugu aadeen kooxaha.