Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’ada HORMUUD salaaam foundation ayaa maanta deeq lacageed gaarsiisay ururka Haweenka Qaranka.
Munaasabada oo ka dhacday guriga haweenka Qaranka ayaa Hay’ada deeqda lacageed gaarsiisay 255 haween oo danyar ah iyadoo kaashanaysa ururka haweenka Qaranka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa