Deeq timir ah oo loo qeybiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Kismaayo.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq Timir ah u qaybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo

Waxaa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey gudoomiye kuxigeenka arimaha Bulshada degmada Kismaayo agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka jubbaland iyo mas’uuliyii kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya