Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland Marwo Cadar Ismaaciil Juraati ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay Barakacayaasha iyo Beeraleyda kunool Deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Deeqdan Raashinka ah ayaa Bulshadan danyarta ah waxaa ugu deeqay Haweenka ku nool Magaalada Kismaayo kuwaaso dadaal badan ku bixiyay sidii loo caawin lahaa Barakacayaasha ku nool Deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya