Deeq raashin ah oo la gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool degmada Ceelwaq.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Gargarka iyo Maareynta Musibooyinka dawladda Jubbaland ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka danyarta ah ee ku nool degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo.

Ku dhawaad 400 qoys oo dayar ah ayaa la gaarsiiyay deeqda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa