Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeq raashiin ah oo ka timid Saldanadda Cummaan ayaa maanta la gaarsiiyey qoysas danyar ah oo ku soo barakacay deegaano ku yaala waqooyiga magaalada Kismaayo kuwaas oo sameen gaar ah ku yeelatay abaaraha ka jir dalka
Deeqada ayaa waxaa lagu talagalay in lagu afuriyo qoysaska danta yar ee aan heesanin wax ay ku afuraaan.
Gudomiye ku xigeenka Rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Muktaar Sheekh Axmed ayaa u mahadceliyay Saldanadda Cummaan oo ay deeqada soo gaarsiiyeen.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya