Deeq Raashiin oo loo qeybiyay qoysas kusoo barakacay Deegaanada Waqooyi ee Magaalada Kismaayo

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Towfiiq Walfare Society ayaa raashin u qaybisay 500 oo qoys kuwaas oo kusoo barakacay Deegaanada Waqooyi ee Magaalada Kismaayo.

Deeqdan raashinka ah ayaa waxaa ku deeqday hay’adda Africa waxaana loo qaybiyay dad ay saameeyeen Daadadka roobka oo ka soo barakacay Deeganada Gosha gar gaarkan ayaana ka koobnaa Sonkar, Bur, Bariis iyo Saliid oo loogu talagalay dadka ay xalada Elniino ay sida wayn u saameysay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya