Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Dadka Baahiyaha Gaarka qaba ee ku nool Muqdisho.

0
104

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madalle) ayaa xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay ku dhawaad boqol qof oo kamid ah dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba kuwaasi oo uu ku wareejiyay deeq iskugu jirta lacag iyo Rashin oo loogu talagalay in ay noloshooda ku maareynayaan.

Guddomiye Maddle ayaa balan qaaday in Maamulkiisi uu garab taagan yahay sidii Dadka Baahiyaha gaarka ah ay ku heli lahaayeen fursado ay noloshooda ku horumariyaan.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya