Deeq Raashiin ah oo loo qeybiyay Qoysas ku nool kamamka ku yaaalo Degmada Kismaayo.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda qaxootiga iyo Barakacayaasha Dowlada Jubbaland ayaa maanta deeq Raashiin ah u qeybisay Qoysas danyar ah oo ku nool kamamka ku yaaalo Degmada Kismaayo.

400 oo qoys oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool degmada kismaayo ayaa ka faai’daystay deeqdan raashinka ah.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya