Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Ee SODMA ayaa Deeq Raashiin ah gaar Siisey qoysaska Barakacayaasha ku nool Degmada Baraawe oo Xaaladooda oo aad u liidata.
Wajiga koowaad ee qeybinta deeqdan Raashiinka ayaa wax la gaar siiyey in ka badan 500 Qoys Oo Barakacyaal ah, waxaana goob joog ka ah Maamulka Degmada Baraawe oo ugu horeyo Guddoomiyaha Degmada Baraawe Liibaan abukar Cismaan Baafo, wakiil ka socoday Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka iyo masuuliyiin kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa