Deeq lacageed oo loo qeybiyay 150 qoys oo ku barakacay daadadkii ku dhuftay Baardheere

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda ganacsiga ee SAFA Group ayaa deeq lacageed u qeybisay 150 qoys oo ku barakacay daadadkii ku dhuftay Baardheere.

Qoys walba ayaa lagu doonsiyay lacag gaareyso Hal Milyan oo shilinka Soomaliga ah.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya