Deeq lacageed oo lagu wareejiyay qoys danyar oo ku nool degmada Luuq.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqa lacag ah ayaa lagu wareejiyay qoys Danyar ah oo kunool Degmada luuq ee gobalka Gedo islamarkaana haaysta wiil argga naafo ka ah.

Lacagta deeqda ah ayaa wax iska soo aruuriyay dad muxsiniin ah oo kala joogo dalka iyo dibadiis.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa