Deeq lacageed oo lagu wareejiyay maamulka isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Musharrax Madaxweynaha Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, ayaa deeq lacageed oo dhan 25kun  ku wareejiyay maamulka isbitalka guud ee magaalada Gaalkacyo si loogu dhameys tiro adeegyada caafimaad Isbitaalka. Fardowso Axmed Cabdi