Deeq lacageed oo Lagu wareejisay Iskuulada ay dhigtan agoonta ee Magaalada Muqdisho.

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacag ah gaarsiisay caruur agoon ah oo gaaraysa 1,000 kuwaas oo muqdisho kunool.
Gudoomiye kuxigeenka Hay’adda Hormuud Salam Foundation Cabdirihman Ibraahin Cilmi ayaa sheegay in lacagtan ugu talagalen in lacagtan Iid kadhigtaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya