Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa Deeq gargaar lacageed ah gaarsiisey. Xarunta Xanaanada Caruurta Agoontaa iyo Derbi-jiifka ee Maama Ugaaso iyo Xarunta Hormarinta Haweenka Soomaaliyeed.
Deeqdan ayaa lagaarsiiyay caruur iskugu jira agoon iyo kuwa darbi jiif ah oo tiradodu gaarayso 200 cauur ah.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya