Deeq kala duwan oo la gaarsiiyey Barakacayaasha Degmada Xingalool.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan oo isugu jirtay Biyo iyo Raashin ayaa waxaa la gaarsiiyay dadka barakacayaasha agoomaha iyo danyarta ah ee ku nool ku dhaqan degmada xingalool Ee gobolka sanaag.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa