Deeq kala duwan oo gaarsiisay maxaabista ku jira xabsiga dhexe ee xamar.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundition ayaa deeq kala duwan gaarsiisay maxaabista ku jira xabsiga dhexe ee xamar iyo ciidanka naafada xooga dalka ee ku nool isbitaalka martini.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya