Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyey Isbitaalka dhimirka Xabeeb ee Magaalada Muqdisho.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Boqor Salmaan ayaa Deeq gargaar ah gaarsiisey Isbitaalka dhimirka ee Xabeeb ee Magaalada Muqdisho.

Maamulka Isbitaalka ayaa horay codsi ay u direen Hay’adaha Gar-gaarka waxaa ka soo jawabaay Hay’adda Boqor Salmaan ee Boqortooyada Sucuudiga.

Qaar kamid ah Masuuliyiintii deeqda ku wareejiyay Isbitaalka ayaa madasha Hadalo kooban ka jeediyay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya