Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Mcaallin Cabdulle ayaa laba diyaaradood oo deeq gargaar ah gaarsiiyay magaalada Baardheere oo uu wabiya Jubba ku fatahay.
Maamulka Baardheere ayaa masuuliyiinta uga warbixiyay saamaynta ay daadadka roobku ku yeesheen bulshad Baardheere waxaana bulshada Baardheere ay wajahayaan xaalado nololeed maadaama ay inta badan ka barakeceen guryahooda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya